War Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen Cali Baashi Maxamed oo nuqul ka...
.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo maalmahan socdaal shaqo ku marayay deegaano ka...
Iyadoo dalka ay ka jirto shaqa la’aan baahsan oo heysata dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa magaaladda Muqdisho lagu soo bandhigay...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulan koodii joogtada ahaa ayaa ka dooday arrimo ay...
Muqdisho, 29, Sept, 2016….Wasiika Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furay mashruuca daahfurnaanta maamulka...
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose waxa ay sheegaan in halkaasi lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay inay Dowladda Hindiya kala hadleen sidii Dhallinyarada Soomaaliyeed...
Dab geystay qasaare maaliyadeed ayaa saaka ka kacay suuqa Buulo xuubeey ee degmada Wadajir kaasoo burburiyay dhowr dukaan oo ku...
Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta ayaa kulammo gaar gaara kula yeeshay Magaalada Muqdisho, R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Mudane...
Wajiga Labaad ee shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelle ayaa ka furmay magaalada Jowhar kaasoo lagu ansixinayo dastuurka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho