Wasaarada Gaanshaandhiga ee dowladda Mareykanka ayaa war cusub kasoo saartay duqeyntii Arbacadii lasoo dhaafay loo geystay saldhiga ciidanka maamulka Galmudug...
Qarax loo adeegsaday gaari nuuca raaxada ah ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaana afaafka hore ee Maqaaxi...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimey kana dhacday Madaxtooyada looga arrimiyo wadanka Koofur Sudan ee “J1” ayuu madaxweyne...
Mogadishu, 01 October 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Xildhibaan Ubax Tahliil oo kamid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya, ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbatay in dalka dibadiisa loo qaado askarta...
Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Spephen Schwartz, ayaa Kulan la yeeshay Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota iyo Seattle-Washington. Danjire; Spephen...
Dawladda Turkiga ayaa soo gabagabeysay qalabaynta Saldhig Millateri oo ay ku yeelanayso Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Saldhigan oo ah kii...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegaya in si aad ah loo adkeeyey amaanka magaaladaasi,...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa quruxda iyo isbadalka magaalada ka jirta, iyadoo aan akhristayaasheena aan maalinba goobaha...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa maanta tababar ku saabsan diblomaasiyadda u soo xirtay ku dhawaad 20 qof oo ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho