Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 Oct, 2016 Qasriga Madaxtooyada maamul goboleedka Puntland ee...
Kulankan oo ay soo agaasimeen qaybaha Bulshada ayaa waxaa kala qayb galay mas'uuliyiin ka tiirsan maamulka degmada iyo Ugaas Axmed...
Gaari ayaa ku qarxay wadad hor marto xerada dadka soo barakay ee Rajo ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Warar...
Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo kahadlay wadooyinka xiran eek u yaala magaalada...
Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka K/galbeed eek u sugan degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa gacanta ku dhigay hub...
Gudoomiyaha degmada Boondheere Qaasin C/llaahi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir iney ciidamada...
Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte oo shalay gaaray magaalada Beledweyne ayaa kulamo la leh mas'uuliyiinta...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo la hadlay Wakaaladda SONNA ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ka...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee...
Qarax loo adeegsaday gaari nuuca raaxada ah ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaana afaafka hore ee Maqaaxi...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho