Waxaa Jaamacadda Caalamiga ee Soomaaliya ‘SIU’ shalay oo Sabti ah ka qalan jebiyey arday dhan 533 arday, kuwaasi oo bartay...
Munaasabad lagu taageerayaya waxqabadka maamulka Galmudug islamarkaana lagu maamuusayaya waxyaabihi u qabsoomay mudadii sanadka ahaa ee uu dhisnaa ayaa lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeybgalay barnaamij toos ah oo looga hadlayay kaalinta dhalinyarada...
Ku-xigeenka Taliyaha AMISOM ee u qaabilsan taakulada iyo saadka Sarreeye Gaas Nakibus Lakara ayaa codsaday in laga taageero sidii looga...
Kulankaan oo lagu sagootinayey howl wadeeno kamid ah shaqaalaha hay’adda Bisha cas ee dalka Turkiga oo howlo kala duwan u...
Dalka Uzbekistan ayaa looga dhawaaqay sadex maalmood oo baroordiiq ah kaddib markii uu shalay geeriyooday Madaxweynaha dalkaasi Islam Karimov oo...
Shirka maamulka loogu sameynaayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa lagu wadaa maanta in uu si rasmi ah uga furmo...
Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay kulan looga Hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ee ka qaybgalka siyaasadda Soomaaliya ayaa ...
Mogadishu, 03 September 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya iyo wasiiru dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku sii Sagootiyay Arday...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho