Marwada koowaad ee Madaxwenaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxa ay casho sharaf ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey inay si buuxda isugu diyaariyaan, kana qeyb...
Waxaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe uu ka furmo shirka maamulka loogu sameynaayo gobolada Hiiraan...
Muqdisho, 2 September 2016 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu baaqey inay ka...
Magaalada Jowhar ee caasumadda gobolka Shabeellada Dhexe ayaa ku jirta qabanqaabadii ugu dambaysay ee loogu diyaar garoobayo shirka maamul u...
Shir deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Galmudug oo uu shirgudoominayay Madaxweyne ku xigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha, laguna...
Taliska Ciidanka Nabadsugidda Gobalka Baay ayaa magaalada Baydhabo ku soo bandhigay Afar ruux oo ay ku sheegeen in ay ka...
Guddig Hirgalinta Doorashooyinka Dadban ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa maanta soo gunaanaday tababar laba maalin qaatay oo loo qabtay odayaasha dhaqanka...
Malleeshiyaadka Shabaab ayaa deegaanka Biya-Cadde ee Gobalka Shabeellaha Dhexe waxa ay si naxariis darro ah ugu dileen sadex nin kaddib...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta kulan la qaatay madaxa howlgalka midowga Yurub...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho