Golaha Wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wada jira u go’aamiyay in lasii laba jibbaaro dagaalka lagula jiro kooxda...
Daraasad cusub oo laga sameyay habka tinta loogu beero dadka bidaarta leh, ayaa soo saartay natiijo rejagelisay dadka bidaarta ka...
Safiirada caalamka u fadhiya dalka Uganda ayaa saxiixay buugga tacsida Allaha u naxariistee Madaxweyne ku-xigeenka dowladii Kacaanka Sareeye Guud Maxamed...
Madaxweynaha dowladda Masar ayaa warqadaha qoonsiga ka gudoomay ambasadoor Cabdiqani Maxamed Waceys oo dowladda Soomaaliya ay u magacowday in uu...
Urur goboleed IGAD ayaa soo jeediyey in la da,dajiyo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe inta aan la gaarin doorashooyinka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Guddoomiyahii Guddiga Shaqalaha Rayidka ee Dowladda...
Ergayga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee QM arrimaha Soomaaliya, Micheal Keating ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeyb-galay salaadii Janaasada askar ka tirsan ciimadda qalabka sida...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay Ergayga Ururka Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka urrur goboleedka IGAD u fadhiya Soomaaliya Mudane...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho