Madaxweynaha waqooyiga Kuuriya Kim jong-il ayaa amar ku bixiyay in la toogto R/wwasaare ku xigeenka dhinaca Tacliinta dalkaasi , kadib...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Abdusalam Hadliye Omer, Wasiiru dowlaha wasaaraddaasi Khaled Omar...
Wararka laga helaayo deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegayo in cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda oo garab...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudeey Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cismaan Libaax...
Horjooge ka soo goostay maleeshiyaadka Shabaab oo dhawaan isu soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya laguna magacaabo Ibraahim Aadan Ibraahim, shabaabkuna...
Guddoomiyahi Guddiga Shaqalaaha Rayidka ee Dowlada Soomaaliya Allaha u naxariistee Cali Maxamuud Ibraahim (Cali Dheere) ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho....
Duqeymo iyo dagaal toos ah oo ka dhacay deegaanka al-Bab ee gobolka Xaleb oo ka tirsan Siiriya ayaa lagu dilay...
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir Bishaar Abshir Geeddi oo u waramay War-baahinta Qaranka ayaa Sheegay in Qaraxii Maanta...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan Dood furan, kaasi oo looga hadlayay...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay looguna dabaal dagayay sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegatay Maamulka Galmudug...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho