Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey iyo...
Waxaa Meel wanaagsan maraya dhismaha waddada isku xirri doonta Dagmooyinka Dangorayo iyo Eyl oo uu dhawaanahaan dhismahoodu socday iyadoo waddada...
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa horey u sheegtay in tirada Xujeyda ee sanadkan hoos loo dhigay taas oo lagu sababeeyay balaaran...
Kulankan oo ay soo abaabuleen ururka Somali Siman oo ah urur u ololeeya arimaha bulshada ayaa ka dhacay gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gelinkii dambe saxiixay sharciga Axsaabta Siyaasada Dalka kaddib...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Maalgashiga Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cumar Hadliye oo maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka...
Qaramada midoobay ayaa warbixin bileedkeeda ay kasoo saarto xaaladda Soomaaliya, waxay kaga hadashay doorkan, ilaalinta xuquuqun insaanka, dhowrista xorriyadda hadalka...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed in ay si nabad ah ugu ganacsadaan xaafadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa Xarunta...
Xildhibaan Mustaf Dhuxulow iyo Afahyeenkii hore ee madaxweenaha Eng. Cabdiraxmaan Yariisow ayaa habeenimadii xalay gaaray dalka Sudan, waxaa garoonka caalamiga...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...
RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday dalka sameeyay sare-u-kaca ugu weyn adduunka ee dhanka dib-u-habeynta xeer-nidaaminta Isgaarsiinta, sida ku cad Tirakoobka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe), ayaa caawa kulan miradhal ah la...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho