Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay qabteen madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada degmada Baardheere. Taliyaha...
Laba qarax oo is xig xgigay ayaa barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qaraxyadan oo loo...
Orodyahanka Mo farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, isla markaana haysta dhalashada wadanka Britain ayaa mucjiso kale ka...
Wasaaradda qorshaynta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dabagal ku sameysay Mashaariicda hay’adaha caalamiga ah ay ka wadaan gudaha...
Tahriibayaal Afrikaan ah oo doomohoodu ka soo shiraacdeen dalka Libya ayaa laga bad-baadiyay badweynta kaddib markii doomihii ay wateen kula...
Ciidamada XDS oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo dheeraad ah ka sameeyay deegaanno hoos yimaada degmooyinka Jalalaqsi iyo...
Waxaa Hotel Jazeera lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashayooyinka Dadban (GFHDD) iyo qeybo kala duwan oo...
Mogadishu, 20 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wafdiga Puntland ka socda oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Xuseen Cabdi...
20 ka August maanta oo kale sanadkii 2012 ayaa barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee hada jira loo dhariyey in ay noqdaan...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho