Hay`adda sirdoonka Mareykanka ee loo yaqaan Federal Bureau of Investigation (FBI) ayaa shaaca ka qaaday in ay soo af-jareen baaristii...
-Qunsuliyada Guud ee Caden oo in mudda ah ku hawlanayd diiwaan galinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku Go’doomay dalka yemen, oo...
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Odowaa iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayay jaamacad...
Guddomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu maanta dhegax dhigay xabsiga dhexe ee gobolka Hiiraan oo dib u...
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Shalaanbood ee gobolka Shabeelaha...
Xaruntan oo noqondoonta meel ay ku shaqeeyaan maxkamadaha iyo xeer ilaalinta, dadka maxkamaduhu xukumaana lagu hayndoono ayaa laga hirgalinayaa galbeedka...
Shirkadda Intifaac oo ah shirkad ka shaqeysa arrimaha qaadista canshuuraha dhulalka iyo guryaha oo ay gacan ku siiyaan howlwadeenada dowladda...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo nabadsugid ah oo lagu xaqiijinaayo ammaanka ka fuliyay deegaanada duleedka ah ee magaalada Baladweyn oo ...
Dadka ku dhaqan magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeellahe Dhexe ayaa ka cabanaya xaalado nolol xumo oo la soo daristay,...
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa Naftii hallige ka tirsan Shabaab la beegsaday bar koontarool oo ay ciidammada dowladda...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho