Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) oo ay qeyb ka yihiin Taliyaha qeybta Booliska gobolka...
Maamulka Gobolka Baay ayaa gudaha magaalada ka bilaabay howlo lagu dayactirayo wadooyinka muhiimka ah ee burbursan ee dhex mara magaalada...
Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta...
Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa goor-dhow soo saaray Liiska Musharrixiinta u tartamaya Aqalka Sare Magacyada Xubnaha Musharixiinta Aqalka Sare Halkan Hoose...
Casharrada laga bartay xilligan waxaa ka mid aha, in musharraxiinta intii doorashada xildhibaannimada ku guuleysatay waxay badankood haddiiba ku biireen...
Magaalada Cabuudwaaq oo shalay uu ka dhacay dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka deggan. C/kariin Axmed Bulxan oo...
Wakiilka Qaramada Midoobeey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed oo ay kala saxiixdeen madaxda maamullada...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa duqa Muqdisho ahna gudoomiyaha...
Madaxweynaha maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in doorashada xubnaha Aqalka sare u matalaya maamulkaasi la dooran doono...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho