Dabweyn ayaa ka kacay Gobalka Kaliforniya California ee dalka Maraykanka iyada oo ladaad gureynayo kumanan qoys oo ka mid ah dadkii...
Bandhiga Carwada Buugaagta ayaa maanta oo Arbaca ah ka furmay Magaalada Muqdisho, waana sanadkii labaad ee la qabto, waxaana ka...
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Fedraalka Soomaliya Mudane Xidhibaan Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ku sugan Magalada Cadaado ayaa maanta la...
Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa ku qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho shir caalami ah 13 – 15 ka August 2016. Shirka...
Gudoomiyaha degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe ayaa maanta xarigga ka jaray suuq laga hirgeliyay magaalada Warshiikh. Munaasabaddi lagu furayay suuqaasi...
Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa maanta xaruntooda magaalada Muqdisho ku kulmaya, iyagoo la filayo in ay ku soo dhameystiraan hawlaha horyaalla.Ee ka harsan...
Orodyahanka Maxamed Daa'uud Maxamed oo Dalka Somaliya uga qeybgalaya tartanka Olombikada ee Ciyaaraha fudud ee ka socda Magaalada Rio de...
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay hay'adaha Qaramada Midoobey ee fadhigoodu...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo taliyaha ciidadamada booliska Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan...
Wargeyska Daily Telegraph ee ka soobaxa dalka Britain ayaa sheegay in xildhibano ka tirsan Barlamaanku ay doorteen qadashada tababar ku...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho