Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa si rasmi ah looga furay Maanta xafiiska Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA....
Ciidamada Kummaandooska Soomaaliya ayaa Magaaladda Gaalgacyo ee gobolka Mudug ku qabtay 5 katirsan Alshabab oo uu mid kamid yahay Horjooge...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda faderalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu gogaaminaayo ayaa u ambabaxay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Miudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa oggolaadey soo jeedinta magacaabista Wasiiru Dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, S/Guuto...
Laba daaqadood oo muraayad ah ayaa bur-buray kaddib markii xalay kooxo hubaysan ay xabadeeyeen bas u adeegayay ciyaaraha Olombikada adduunka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal. Maxamed Adem Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga wadanka Imaaraadka Carabta ayaa kula...
Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka, ayaa ogolaatay in Boqortooyada Sacuudiga laga iibiyo hub casri ah oo qiimihiisu dhan yahay $ 1.15...
Madaxweyne Recep Tayip Erdogan oo booqanaya dalka Ruushka ayaa heshiis la saxiixday dhiggiisa Ruushka Vladamir Putin, kaddib markii Madaxweynayaasha ay...
Xoghayaha guud hay'adda Qaramada Midoobay Ban ki-Moon syaa soo dhaweeyay ku dawaaqida jad walka doorashada sanadkan 2016, kaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamudayaa maanta tababar usoo xiray Ciidamo booliis ah oo loo tababar...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho