Munaasabadan oo lagu furayay howlo dib looga dhisayo wadada shaqaalaha oo aad u burbursan muhiim u ah isu socodka gaadiidka ...
Munaasabadan oo aheyd mid kooban isla mar ahaantaana qalab ciidan loogu wareejinayey Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa lagu qabtay safaaradda...
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho mudane Yuusuf Xusseen Jimcaale (Maddaale) oo ku sugan magaalada Istambuul ee dalka Turkiga...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa uu kula kulmay saraakiisha...
Dhageysiga dacwada loo heystay eedeysanayaal lala xiririinayo inay ku lug la haayeen qaraxii diyaaradda Daallo Airline ka dhex dhacay 2-dii...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, mudane Yuusuf Axmed Hagar, oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu muujiyey fatahaadaha iyo...
Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa qabatay cayaaraha kubadda ee loogu magac daray isdhexgalka Umadaha oo ay wada ciyaareen Kooxo...
Kormeerakan uu hogaaminaaye Ku-simaha Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Ku-xigeenka dhanka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Ismaaciil Macalin Cabdi Guure ayaa waxaa...
Kulankan uu soo qaban qaabiyay guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka socday Wasaaradaha Arrimaha...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay go'aanki madaxweynaha ee ku saabsanaa hannaanka doorashada madaxtinimada dalka ee 2016-ka. War...
RADIO MUQDISHO:-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 7-da February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayo soo bandhigidda iyo dardargelinta Biyo-Mareenka...
RADIO MUQDISHO:- Muqdisho, Sabti, 07 Febraayo 2026: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO(CIRAAQ):-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qaybgalay fadhiga 7-aad ee Shirka Madaxda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho