Madaxweynaha Faransiiska, Francois Hollande, ayaa sheegay in 77 qof ay ku dhinteen kaddib markii gaari xamuul ah la dulmariyay dad...
Ciyaartooy ka kala timid gobollada dalkeena ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay uga qayb galaan tartanka horuyaalka kubada cagta goballada...
Dugsiga tababarada ciidamada booliska Sooomaaliyeed ee janaraal kaahiye ayaa maanta lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabiyeen sarakiil mudo tababar...
Wafdi ka socda wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalkxiiska ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya uuna hoggaaminayo agaasimaha guud ee wasaaradda mudane C/risaaq...
Madaxweynaha dalka Mozambique Filipe Nyus ayaaa manta warqaaha aqoonsi safiirnimo ka gadoomay Danjire Jamal Maxamed Barrow oo ah safiirka cusub...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka...
Kulanka ayaa u jeedkiisu ahaa sidii maamulka gobolka Bakool loogu wareejin lahaa qalabk caafimaad oo loogu tagalay isbitaalka magaalada Xudur...
Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa Qabatay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo la doonayay in lagu...
Tartanka ciyaaraha kubadda cagta ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax ka barto ayaa ka bilowmay magaalada Eskişehir ee dalka Turkiga....
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, maamulka degmada Baraawe...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho