Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Howlgal ay maanta ka sameeyeen Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ku soo qabtay...
Culuma udiinka iyo qeybaha kala duwan bulshada ku nool magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa si kulul uga hadlay...
Deeq Dawo ah oo ka socota dowladda Soomaaliya, ayaa maanta la gaarsiiyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, halkaas oo...
Madaxweynaha dowladda Jubaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayey sida ay Soomaaliya ku yeelan karto ciidan Qaran ayaa qabyaalada...
Sagaal ruux ayaa ku geeriyootay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ghana ee Kumasi, kadib markii dad ka qeybgalayay xafladda...
Boqolaal kamid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kamid ahaa malaayiinta muslimiinta caalamka oo shalay...
Sida shareecada Islaamka qabto, waxaa lagu qabtey Ciidal Fitriga sanada 2016, masaajidka xaafada ee bariga Minneapolis, ee gobolka Minnesota,...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Max’ed Aadan Axmed, ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda iidul- Fitriga u diray dhamaan...
Madaxweynaha Jamuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta dabaaldagga Munaasibadda...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka shaqeyneysaa si aan habacsanaan ku jirin abuuridda,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho