Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashada 2016. Guddigan ayaa...
Shalay oo Jimco ah waxaa la soo gebagebeeyay dhegeysiga Diidmada Hordhaca ah ee Kenya ay uga soo horjeeddu furitaanka Dacwadda...
Mogadishu, 24 September 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Afar ruux ayaa lagu dilay weerar toogasho ah oo ka dhacay goob laga dukaameysto oo ku taal Burlington oo ka tirsan...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay bilaabayso howgal cusub oo ay kula dagaalamayso Maleeshiyaadka Al-Shabaab ka dib markii Maleeshiyadaasi ay...
Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa maanta lagu wadaa in khudbad uu kaga hadlayo xaalada Soomaaliya uu ka...
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya kulan wada tashi ah kula...
Tababar ay ka faa'ideysteen in ka badan 200 ardey oo wax ka barata jaamacadaha Muqdisho gaar ahaan kuliyadda Ingineerinka ayaa...
Magaalada Hague ee Dalka Netherlands ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeynayaa dhagaysigii doodda ku saabsan muranka-badeedka u dhaxeeyay Qareenada Dawladaha...
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay, Michael Keating, ayaa Soomaalida ku nool Magaalada Ottawa, oo ah Caasimadda...
Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho