Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda...
Dowladda Mareykanka ayaa buuxisay maranaanshihii xagga diblomaasiyadda ee Soomaaliya ay la laheyd, kadib markii Isniintii la dhaariyay safiirkii ugu horeeyay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo uu ka mid ahaa Taliye...
Kalluumeysato u dhalatay dalka Camoros ee ku yaalla badweynta India oo dooni ay wateen ku cilladowday badda ayaa ku soo...
Wafdi uu hogaaminaayo madaxa hoggaanka tababarrada ciidanka boliiska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamad Cabdule Dhoorre ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee...
Shirka wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha xukuumadda federaalka ay la yeelatay milkiilayaasha shirkadaha biyaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa kas...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa manta booqday xerada Dhagaxleey oo ka mid ah xeryaha qaxootiga Dhadhaab,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda F. Soomaaliya, Muden Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa warqadaha aqoobsiga danjinimo ka guddoomay Mss Roxane De Bilderling oo ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho