Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliya ee Sonna ayaa ayaa xafiiskii ugu horeeyay oo ka baxsan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxay...
Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa lix qof oo ay ku jiraan laba qof oo joornaaliistayaal ah una shaqaynayey telefiishanka...
Muqdisho, 18 June, 2016: Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa waxa uu Brusseles kula kulmay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Maxkamadda Ciidanka Milatariga Dowladda goboleedka Puntland , ayaa xukun dil ah ku riday 43-nin oo kamid ahaa Maleeshiyaadkii Al-Shabaab ee...
Tababar ay soo qabanqaabisay wasaaradda waxbarashada dawlad goboleedka Galmudug oo socday muddo shan maalmood ah, ayaa waxaa ka faa`iidaystay hawlwadeenadan...
Howlgalkan oo si wadajir ah u fulinayeen ciidamada Hay'adda Nabadsugidda, Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed iyo Booliska AMISOM ayay ciidamadu ka...
Kusimaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ahana Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ayaa maanta ka qeybgalay munaasad ay ku qalinjibinayeen 320...
Mogadishu, 18 June 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Muqdishu, 15-17 June, 2016: Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuriyadda Federaalka Soomaalia Mudane Maxamed Cumar Carteh iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa safar...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...
Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...
Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho