Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in isbitaalka la geeyay 28 qof oo ku dhaawacantay falkii maanta ka...
Wasaaradda arimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay ka shaqeynayaan sidii culeyska looga qaadi lahaa Maamulka Jubaland....
Ugu yaraan 4 qof ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay...
Qaraxaan oo ahaa mid uu Nafti halige ka tirsan Al Shabaab u soo adeegsadey gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay...
Wasiirka arimaha gudaha ee dalka France Bernard Cazeneuve ayaa kulan la yeeshay culimada Muslimka ah ee degan dalkaas, waxayna isku...
waraka ka imaanayo mgaalada kismaayo ayaa sheegaya in maamulka jubbaland uu hakinaayo qaxootiga laga soo daabulaayo dhadhaab maadaama aysan heyn...
Ku dhowaad 6,500 oo muhaajiriin ah ayaa maraakiibta ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga waxaa ay ka badbaadiyeen xeebaha dalka Libya gaar...
Munaasabadan lagu soo dhoweynayay safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Washington ee caasimadda dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad, ayaa lagu qabtay...
Degmada Shangaani ee Gobalka Banadir ayaa waxaa Caawa ku dumay Dhisme laba Dabaq ah oo ay daganaayeen Dad shacab ah...
Horjooge Sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Horjoogahaan oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyay khudbad uu kaga hadlay xaaladda dalka, gaar...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Jean Chrysostome Ngabitsinze, Kaaliyaha Xoghayaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweyneysaa go’aanka Mareykanku uu sannad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho