Ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan oo uu horkacayo Guddoomiyaha ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan Maxamed Cabdullahi Buraale Raaxeeye waxey u istaageen iney samata...
Nairobi, 7 June 2016 (Villa Somalia): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Uhuru Muigai...
Iyadoo shalay Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ay ansixiyeen dhowr Hindise sharciyeedyo oo uu ka mid yahay Sharciga Xanaanada Xoolaha ayaa waxaa...
Dowladda Taiwan ayaa waxay heshiis iibsi Radaar ilaaliya ammaanka xeebaha Soomaaliya la gashay shirkad Mareykan ah oo ku takhasustay ilaalinta...
Ergada dowladda Mareykanka u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxaa ay si kulul ugu cambaareeyeen dilkii...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah caawa...
Sawir Qaade: Hassan O. Baffo
Dhadhaab, 6 June 2016 (Villa Somalia): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa qaxootiga Soomaalida ee ku...
Gudiga Maaliyada Baarlamanka Soomaaliya ayaa aqoon isweydarsi ku saabsan Sharciga Maaliyada & Maareynta Maaliyada qaranka waxa uu uga furmay Magaalada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho