Mdadahaweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Ayaa Magaalada Baydhabo Ka dhagaxdhigay Jaamacad Cusub loogu magacadarey Koofur Galbeed University Taas oo ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo weli ku guda jira booqasho uu ku joogo magaalada Jigjiga ee...
Shir looga hadlayay dhiirrigalinta Ganacisga Haweenka Soomaaliyaa ayna soo qabanqaabisay Hay’adda Asal, islamarkaana ay ka qeybgaleen Wasiirrada Ganacsiga iyo Warshadaha,...
Soomaaliya ayaa mudateysatay in ay hey’adda IMF iyo kuwo kale ee caalamka oo amaahda bixiya ay tageeraan, kadib markii isbedel...
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa Burburiyay Ceelal dadka biyaha ay ka cabijireen oo ku yaala deegaano hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad...
Gudoomiyaha Gobolka Shabeellada dhexe Cali Cabdulaahi Guudlaawe iyo jy xigenadiisa ayaa xariga ka jaray mashaariic laga hirgaliyay dedgmada Warshiikh ,...
Kaalin shidaal oo ku taalada Wadada Warshadaha gaar ahana nawaaxiga Warshadii taraqa iyo Sigaarka ee Magaalda Muqdisho ayaa waxa ka...
Golaha wasiirada oo maanta kulankoodii caadiga ahaa isugu yimid ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo ay kamid yihiin amniga...
Deeqdan ka timid dowladda Ethiopia ayaa waxaa iskugu jirtay raashinka noocyadiisa kala duwan, waxaana loogu talo galay dadkii ay saameeyeen...
Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen hay’adaha UNESCO iyo SOYDEN ayaa waxaa kasoo qeybgaley wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga, Wariir Ku...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho