Gargaarkii ugu horreeyay ayaa maamulka Gobolka Shabelaha dhexe waxa uu gaarsiiyay dadkii uu saameeyay Fataahadda wabiga Shabeelle ka sameeyay Tuulada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa dalka Denmark uga qeyb...
Dajiraha Soomaaliya dalka Mareykanka, Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay xaaladda dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaasi Mareykanka islamarkaana la...
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa noqonaya Madaxweynihii ugu horeeyey ee Maraykan ah ee taga magaalada Heroshima ee dalka Japan. Magaaladdan...
Maxkamad ku taalla magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa dambi ku heshay Isa Ahmed Luyima iyo 12 kale oo loo...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Qamar Cali Cumar ayaa magaalada Ankara ee dalka Jamhuuriyadda Turkiga kaga qeybgashey, xaflad ay...
Muqdisho- 26-05-2016- Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan kula qaatay ergada suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ka...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda ee...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo howlo shaqo u jooga dalka Denmark ayaa...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho