Taliyaha hogaanka Gaadiidka booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in dib u dayactir xooggan uu ka socdo...
New York, 19 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa inuu Golaha...
Wasiirka Macdanta iyo batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xuseen...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga qeyb galay Shirka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyey qoysadka ehelada dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij ka hadlaya dhibaatada uu tahriibka leeyahay, kaasi oo dhinacyo badan taabanaya....
Wefdigan uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max’uud ayaa garaay magaalada New york ee dalka Mareykanka, ayadoo si...
Kulankan oo ahaa mid loogu duceynayey dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday biyaha u dhaxeeya Masar iyo Talyaaniga oo lagu qabtay...
Ciidamada xoogda Dalka Soomaaliya iyo kuwa Koofur Galbeed ayaa wada dhaqdhaqaadii ugu dambeeyay oo ay ugu diyaar garoobayaan howlgallo ka...
Banaan baxyo rabashado wata oo ay dhigayaan shacab south africaan ah oo careysan ayaa waxaa ay ka dhacayaan deegaanka lagu...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho