Madaxda dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in uu saaka Muqdisho ka furo shir looga hadlayo qaabka u dhaceeyso...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr .Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey oo maanta 9-April-2016-ka kasoo amba...
Shir deg deg ah oo ay maanta yeesheey golaha wasiirrada ee maamulka Koofur Galbeed uuna shir gudoominayay madaxweynaha maamulkaasi Shariif...
Shirkaan Jaraa’id ayaa ujeedkiisu ahaa u diyaargarowga Imtixaadka sanad dugsiyeedka 2015-2016 oo laga qaadi doono bartamaha iyo koofurta Soomaaliya. Agaasimaha...
Dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay mishiin loogu talagalay in uu gantaalada riddada dheer gaarsiin karo qaaradda America. Wakaaladda wararka ee...
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howgallo ay ka sameeyeen degaanno hoos yimaada degmada Ceel buur kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab ayna...
Ugu yaraan 3 ruux ayaa geeriyootay 10-kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari lagu soo xiray walxaha qarxa la...
Muqdisho, April 9, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha...
Mogadishu, 09 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wasiirka ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdullaahi Colaad Rooble, ayaa kulamo la qaatay masuuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, isagoo kala...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho