Isu soo bax roob-doonka ah ayaa soo qaban qaabisay wasaaradda Awqaafta iyo arimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa...
Xaflada lagu soo dhaweynayey mudane Xildhibaan Maxamed Shariif Cabdullaahi, oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya taas oo lagu qabtey magaalada Minnneapolis...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkgu soo gudbineynaa sawirada kulamadii maanta ilaa caawa ka socday magaalada Garoowe ee xarunta gobolka...
Garowe, April 3, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa soo dhaweeyey heshiiskii caawa...
Akhristayasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa heshiiska ay kala saxiixdeen dowlada Federaalka ah ee Soomaaliye iyo Maamul goboleedka...
Wafdi balaaran uu hogaaminayo kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Masar ugu qaabilsan arrimaha Afrika Maxamed Idris oo maanta soo...
Kormeerkaan oo ahaa mid loogu kuur galayay xaaladda maxaabiista ku xiran saldhigyada iyo xabsiyada magaalada Gaalkacyo ee dowlad Gobaleedka Galmudug...
Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed waxay dareenkooda ku aadan xaaladda abareed ee ka dilaacday qeybo badan oo dalkeena ka mid ah la...
Wafdi uu hogaaminayo danjiraha dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan oo ay ka mid ahaayeen qunsulka safaarada...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo nobad sugidda NISA ayaa qaaday howlgallo gaar ah oo lagu bartilmaameedsanayay goobo cayiman oo ka mid...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho