Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay labadii nin ee ka dambeysay...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Xasan Cumar ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada doorashada madaxtinimada Jabuuti kadib...
Waxaa goor dhow oo caawa ah soo gebagebowday qeybtii hore ee tirinta codadka doorashada madaxtinimo ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayadoo Afar...
Wararka laga helayo magaalada jabuuti ee Jamhuuriyadda waddanka Jabuuti ayaa sheegaya in natiijooyin hordhac ah ay ka soo baxayaan doorashooyinka...
Diyaar garowgii ugu dambeeyey ee loogu diyaar garoobayey furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baaramaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gebageboobay ayadoo la...
Ardaydan la guddoonsiinayay shahaadada Diploma ee bartay Cilmiga umulisonimada, teknolojiyada casriga ah iyo nidaamka xafiisyada oo tiradoodu gaareyso ku dhawaad...
Doorashada madaxtinimada dalka Djibouti ayaa maanta ka socota guud ahaan dalkaasi iyadoo dadweynuhu ay si nabadgelyo ah codadkooda u dhiibanayaan....
Dalka Jabuuti guud ahaan maanta waxaa ka billoowday doorashada madaxtinimada iyadoo dadku ay safaf dhaadheer ugu jiraan goobaha cod bixinta....
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti iyo wafti u hogaaminayo ayaa dalka Baxrayn uga qayb galay shirkii sanadlaha...
Ciidamada Booliska ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari nooca Dadweynaha ee loo yaqaano Mini Bus oo uu saarnaa Qariga Hoobiyaha...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho