Magaalada London ayaa lagu qabtay kulan ay ka qeyb galeen bahda Warbaahinta ee ku kala nool qaar ka mid ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgalki ay...
Wasiirka Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya oo uu wehlinayo Wasiir ku-xigeenka caafimaadka ayaa maanta kormeeray isbitaalka Madiina, gaar ahaan qeybta saalada...
Kulankaan oo looga hadlayey la dagaallanka musuq maasuqa iyo kor u qaadidda isla xisaabtan oo uu soo qaban qaabiyey xafiiska...
Mogadishu – 2 Apriil, 2016: Horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ee Al-Shabaab, ayaa lagu dilay howl-gal si wadajir...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wasiirka Amniga ayaa kormeeray qaybo ka mid ah xarumaha dowladda ...
Maleeshiyada Kooxda Al-shabab ayaa shalay galinkii dambe Ciisa Jemis Mwaisiga oo u dhashay Dalka Tanzania ku dishay goob faagare ah...
Mogadishu, 02 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Siminaarkan kor looga qaadayey Aqoonta Haweenka Gobolka Baay ayaa qabashadiisa waxaa iska kaashadey Ururka isku xirka dhalinyarada Soomaaliyeed SOYDEN iyo...
Midowga Afrika ayaa sheegay in saddex bil ee soo socota uu sare u qaadayo tababbarka ciidanka Booliska, oo hadda ka...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho