Shirkan ay isku yimaadaan Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha dowladda Federaalka ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga dalka...
Shir saxafadeed magaalada Muqdisho uu ku qabtay Gudoomiya Guddiga Dib u heshiisinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse oo ay goobjoog ka...
Bangiga Premier ee Somalia, ayaa markii ugu Horreysay taariikhda keenay Somalia adeeegga kaararka ee VISA, taasoo la jaan-qaadaysa siyaasadda Bangiga...
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada Galmudug ayaa maanta kormeeray qaar ka mida...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay maanta magaalada Beled Weyne kaga dhawaaqeen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii dhowaan magaalada Kismaayo ay ku kala saxiixdeen Dowlad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii la socday oo maalmihii dhawaa howlo shaqo u...
Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Gudiga Qaran ee Gudmadka Abaaraha ayaa looga hadlay Abaaraha ba’an ee ka jira dalka,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa dawladda Talyaaniga iyo Urur Gobolleedka IGAD uga...
Shir jaraa’id oo magaalada Muqdisho ay saxaafadda ugu qabteen guddiga gurmadka Abaaraha ee dowladda Soomaaliyeed iyo Ururada bulshada rayidka kadib...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho