Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen ururada bulshada Ra’yidka ayaa wax aka qeyb galey culumaa’udiin, waxgarad, Hogaanada dhaqanka, haween iyo...
Ciidamada dowladda Siiriya ayaa si buuxda ula wareegay magaalaa taariikhiga ah ee Palmyra, kaddib markii ay ka saareen maleeshiyaadka kooxda...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Beladweyne ayaa weli wada kulamada uu...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudne Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa soo gaba-gabeeyey booqasho shaqo oo 4 maalmood...
Cadaado, 26 March 2016: Ciidanka geesiyaasha maamulka Galmudug ayaa weli baacsanaya maliishiyaadka Al Shabaab ee dhowaan soo galey degaannada Galmudug....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku...
Beled Weyne, 26 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo...
Bangiga Premier ee Somalia, ayaa markii ugu Horreysay taariikhda keenay Somalia adeeegga kaararka ee VISA, taasoo la jaan-qaadaysa siyaasadda Bangiga...
Shir jaraa'id oo uu maanta magaalada Cadaado ku qabtay wasiirka warfaafinta dawlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aaden Cusmaan ayuu ku sheegay in...
Deeq isugu jirtay dhar, kabo iyo agabyo kale oo loogu talagalay nadaafadda jirka beni’aadamka ayaa waxa maanta maamulka degmada Gaalkacyo...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho