Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland, Mudane Cabdweli...
Ciyaaraha xagaaga oo ah ciyaaro sanadwalba xiliyadan oo kale lagu qabto magaalada Columbus-Ohio ee dalkan Mareykanka waxaa sanadkii 16 aad...
Dowladda Galmudug ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dagaalkii lagula jiray firxadkii Al-Shabaab la soo afjaray. Ciidamada GalMudug oo muddo...
Mas’uuliyiin ay kamid yihiin wasiirka dhaqan celinta iyo hubka dhigista maleeshiyaadka, wasiirka warfaafinta iyo taliyaha ciidanka daraawiishta ee maamulka koofur...
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed iyo xubno ka tirsan maamulkiisa oo xalay ka ambabaxay magaalada Gaalkacyo ayaa saaka lagu...
Xilli maalintii shalay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay odayaasha dhaqanka ee gobolkaas ay kaga dhawaaqeen in ay ka...
Agaasimaha siyaasadda ee gobolka Banaadir Cali Xasan Taakow, oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay inay meel wanaagsan mareyso hirgelinta...
Diblomaasiyiiinta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa ka qeeb qaatay xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha dalka Jabuuti in uu mar kale...
Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Abuukar Sheekh Axmed Cadow oo la hadlay Radio...
Wasiirka Warfaafinta ee dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamuud Aadan Cismaan Masagawaay ayaa sheegay in la soo afjaray dagaaladii saddexda maalmood...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho