Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa u codeeyay in wax ka badal lagu sameeyo...
Kulankaaan oo looga hadlayay sida dhalinyarada ay uga qeyb gali lahayeen hanaanka Siyaasadda Dhallinyarada Qaranka oo ay wado Wasaaradda Dhallinyarada...
Maxkamadda ay hortaalo dacwada Soomaaliya iyo Kenya ee muranka badda la xiriira ayaa shaacisay waqtiga kama dambeysta ah oo ay...
Hay’adda dambi baarista Maraykanka ee FBI ayaa wadda baaritaan ay su’aalo ku weydiinayso xaaska Cumar Mateen oo dhawaan dalkaas ka...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo gacan ka helaya Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Ee AMISOM, ayaa si buuxda ula wareegay...
Hay’adda WFP ayaa sheegtay in ay hubinayso Raashinka ay Ciidamada Booliiska ee Soomaaliya qabteen xilli ay Hay’addu u wadday gobalka...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Kulankaan oo loogatashanayay udiyaar garowga Cayaarha Maamul Goboleedyada oo ay ku baratami doonaaan 5 koox oo ka socota Dowlad goboleedyada ...
Kulankaani afurka ah ee qaar kamid ah haweenka soomaaliyeed ay u sameysay marwada Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan ayaa waxa looga...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho