Munaasabad lagu maamusayay maalinta Qaaxada aduunka oo ay soo qaban qaabisay wasaarada caafimaadka dowladda fadaraalka Soomaaliya oo kaashaneeysa Hay”adda IMC...
Kulankaan looga hadlayay sidii laysaga kaashan lahaa ka hortagga iyo la dagaalanka argagixisada al shabaab ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
Munaasibad balaaran oo ay ka qeyb galeen wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, siyaasiyiin, aqoon yahano, culumaa‘udiin, iyo xubno kale, taas...
Golaha wasiirada ee xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha xukuumada Mudane Cumar...
Iyadoo deegaanada dhaca dhinaca waqooyi bari ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ay ka socdaan dagaalo u dhaxeeya ciidanka xooga...
Waddada Via Roma ee isku xirta degmooyinka Xamar weyne iyo Xamar JaJab ee gobalka Banaadir oo ay ka socotay howlo...
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagey...
Xarunta qaramada midoobay u qaabilsan ka jawaabidda xaaladaha deg dega ah ee loo soo gaabiyo (CERF) ayaa sii deysay war...
Agasimaha Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga Wasarada Warfafinta Somalia Mudane Cabdiraxiim Ciise Caddow oo howla shaqo u jooga waddanka Jabuuti ayaa...
Shir looga hadlayay qaab dhismeedka ciidanka booliska soomaaliyeed oo uu ka soo qeyb galay wasiirka Amniga gudaha soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed,...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho