Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarkii sabtidii shalay lagu qaaday Istanbul uu fuliyay qof xiriir la leh Kooxda Daacish. Ciidamada...
Maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku riday labadii nin ee ka dambeysay...
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta tababbar ugu soo xiray garoonka Bali-doogle ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiaadir Sheekh Cali Ibraahim Baqdaaddi oo Maanta Shir Saxaafadeed ku qabtay...
Khudbadda Madaxweynaha Daah-furka Barnaamijka Wadajir Bismillahi Raxmaani Raxiim Xubnaha Golaha Wasiirrada iyo marti sharafta kaleba Waxaa farxad ii ah inaan...
Ciidamada ammaanka gobalka Bakool ayaa gacanta ku dhigay waxyaabo Qarxa oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku aaseen deegaanka Garasweyne, sida uu...
Muqdisho, March 20, 2016…Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac “Ilka-Jir”, ayaa la kulmay...
Maamulaha xarunta xanaanada agoonta gabdhah Boondheere Marwo Nuurto Maxamed Caddoow ayaa ka warbixisay xaalada nololeed iyo waxbarasho ee xaruntaasi. Marwo...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Taliyaal Ciidan...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Dowladda iyo Maamulada dalka ay iskaashanayaan la xisaabtanka Hay’adda Mashaariicda ka fuliya Gobolada dalka. Wasiiru-dowlaha...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho