Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay si rasmi ah u furay shirka maamul u sameynta Gobollada...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in dowldda ay ku guuleysatay hirgelinta Nidaamka federaalka...
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud oo Booqasho...
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo Saaray Amaro Cusub oo lagu Mamnuucayo Kawaanadda Xoolaha Lagu qalo ee Ku Yaala Gobolka banaadir....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe uga...
FALAQEYN: Qodobka 35aad farqaddiisa 1aad ee Xeerka Saxaafadda(2016) ayaa u qoran “Saxafi waxaa noqon kara qof kasta oo leh aqoon...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna sawirrada shirka horumarinta istiraatiijiyadda Warbaahinta Soomaaliya, kaasi oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda...
Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhigiisa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha...
SOOMAALI: Warmurtiyeed Istraatejiyada Warbaahinta ENGLISH: Communique SMDS 12 January 2016 Muqdisho 11 - 12 Janaayo 2016 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray New Delhi,...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay shir caalami ah oo lagu...
Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda ee ka qeyb qaatay doorashada goleyaasha deegaanka ee Qof iyo Cod ayaa kulankooda maanta ka...
Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda. Kulankan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho