Ra’isal Wasaraaha xukuumadda federalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa so gaaray magaalada Istanbuul, iyadoo la filaayo in ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka...
Ciidamada ammaanka ayaa xalay howlgallo ay ka sameeyeen qaar ka tirsan degmooyinka gobolka banaadir ku soo qab qabtay dad lagu...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in deegaannada Caad & Ceel-Cabdi lagu dilay 22 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab kadib markii dadka...
Dhalinyaro ka badan 100 qof oo tan iyo sanadkii 2011-ka ku xirnaa dalka India, loona heysto burcad badeednimo ayaa lagu...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka booliska ayaa maanta...
Guddi dhawaan isu xilsaaray in uu soo afjaro khilaaf sababay in ururka Suxufiyiinta Qaranka uu yeesho labo hogaan, ayaa waxa...
Hay’adda shaqaalaha Adduunka ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan ILO ayaa mashruuc loogu magac daray xalka waara ku...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdsho kusoo xeray shir uga socday xarunta Villa Hargeysa...
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska taliyaha hoggaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Jeneraal Gaafoow ayaa lagu sheegay in maanta dib looga noqday...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho