Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha wasiirka wsaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka ayaa kulan looga hadlayay ka hortagga xad...
Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu hordhaariyo wasiirro dhawaan la magacaabay iyadoo dhinaca kalena mudanayaashu ansixiyeen qaraarka dib u eegista...
R/wasaaraha dalka ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho kaddib markii uu safar shaqo ku tagay magaalooyinka Cadaado iyo Garowe. R/wasaraha...
Madaxweynaha Dalka Koonfur Africa Jecob Zuma ayaa waraaqihiisa aqoonsi ee Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Dowladda Soomaaliya u soo magacaawday...
Kooxo badan oo xagjir ah ayaa dagaallo kula jira qaar ka mid ah dowladaha muslimiinta ee caalamka. Meelo badan ayay...
Taliska ciidanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa ka digay in si sharcig darro ah lagu wato gaaadiidka ka howlgalla caasimadda, iyadoo ciddii...
Mogadishu, 28 November 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe oo kaashanaya Hay’adaha samafalka ayaa kaalmo gaarsiiyay qaar ka mid ah dadkii ka barakacay fatahaadda Webiga...
Qoysaskii ka barakacay dagaalkii Gaalkacyo ayaa dhibaato nololeed waxa ay ku heysataa deegaanadii ay u barakaceen, iyaga oo baaq nabadeed...
Xildhibaanada Barlamanka Federalaka Soomaaliya oo kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa kaga dodo doono sharciga ku...
Xaaladda abaarta ah ee dalkeena ka jirta ayaa galaafatay xoolihii ay bulshada dhaqaneysay, waxaana tusaale kuugu filan Neefka sawirka ka...
Dhammaan Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa ay ka tacsiyadeynayaa geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐣𝐢...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha ku sugan magaalada Laascaanood , oo ka mid...
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia extends its deepest condolences on the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho