Danjiraha Soomaaliya ee dalka Indonesia ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Joko Widodo, kaasi oo ka dhacay magaalo madaxda dalka...
Soomaaliya waxaa ay ciyaartay kulankii sadexaad ee koobka Bariga Bartamaha Qarada Afrika waxaana fooda ay is dareen Xulka Qaranka Rwanda...
Dhalinyaradani oo ah kuwa ka baxay jaamacadaha dalka una istaagay waxbarida caruurta Soomaaliyeed ee isugu jira agoon iyo danyar ayaa...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeya gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka oo uu kaga qeyb...
Ra’isul Wasaaraha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa goordhow gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo si...
Waxaa magaalada Port Louis ee dalka Mauritius lagu soo gebagabeeyay shirweynihii 16-aad ee ANOCA, Association of National Olympic Committees of Africa, waxaana...
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka golaha wasiirrada oo uu...
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa cambeeray afduubkii dhowaan loo gaystay dooni kalluumeysi...
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
R/wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii wakaaladda hindisaha Soomaaliyeed oo dib u dayactir lagu sameeynayo. Xarunta Wakaaladdii...
Xaaladda abaarta ah ee dalkeena ka jirta ayaa galaafatay xoolihii ay bulshada dhaqaneysay, waxaana tusaale kuugu filan Neefka sawirka ka...
Dhammaan Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa ay ka tacsiyadeynayaa geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐣𝐢...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha ku sugan magaalada Laascaanood , oo ka mid...
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia extends its deepest condolences on the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho