Ururka midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Turkiga ayaa doortay guddoomiye cusub doorashada oo sanadla ah ayaa ka...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa Xukuumadda dib ugu celiyay xubnaha golaha...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Howlaha guud Eng, Saalax Sheekh Cismaan Muuse oo ay ka midyihiin Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha Mudane Cabdirashiid...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay...
Waxaa magaalada Kismaayo si rasmi ah uga furmay dabaal dag dhaqan iyo farshaxan oo soconaya mudo todobaad ah. Ololahan ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka hadlay ahmidda ay wadanka u leedahay dhismaha maxkamadda dastuuriga ee...
Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa laga bilaabay olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah, kaasi oo looga gol’leeyahay...
Qoraayaal Soomaaliyeed ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa ay ku soo bandhigeen buugaag kala duwan oo ay ku qoreen...
Muqdisho. Febraayo. 07,2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad jeediyey fadhi aan caadi ahayn ee...
Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa ayaa deeq kutubo Quraan ah u qeybiyay dugsiyada laga barto Quraanka Kariimka...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan gaar ah la yeelatay Danjiraha Dowladda...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Burkina Faso, ayaa booqday Wasaaradda Amniga ee dalkaas, halkaas...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho