Xafladani oo ay soo qaban qaabiyeen ururada dhalinyarada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka kenya ayaa waxaa lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ka furey shir gaar ah oo qeyb ka...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saarey xeer uu ku magacaabayo Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure...
Marwada Koowaad ee madaxweynaha Qamar Cali Cumar ayaa maanta kulan martiqaad ah u sameeysay haween Soomaaliyeed oo ka kala yimid...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdishi Mudane Yusuf Huseen Jimcale oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska, ayaa kulamadii uu...
Maamulka mu’asasada Shariif Qulateen ayaa maanta waxaa uu ku wareejiyay safiirka Yemen ee Soomaaliya Iskuul loogu talagalay in ay wax...
Kulanka baarlamaanka ee maanta oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayna soo xaadireen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo...
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ayaa dhageysanaya akhrinta koowaad ee Hindise...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ee dalka Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka tirsan Xildhibaannada...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho