Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee kooxda Shabaab ay ku qaadday Baar ku yaala Liido, halkaasoo...
Dowladaha waddamada Turkiga, Imaaraadka Carabta iyo Koonfur Afrika ayaa si isku mid ah u cambaareeyey weerarkii habeenkii Khamiista ka dhacay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Muxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo booqasho ku jooga magaalada Baqdaad ee ayaa kulan la qaatay...
Muqdisho-Waxa aan ku jirnaa bilowga xilliga Jiilaalka oo gaar u ah in ay isbedelada qaar sida dabaylo xoogan, qorax ama...
Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in samaynta Qorshahan iyo Siyaasaddan kala duwanaanshaha Noolaha lagala tashaday...
Mogadishu, 23 January 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Kulamo lagu xalinayo cabashooyinka qaar ka mid ah beelaha dega gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ayaa ka soconaya magaalada Jowhar...
Maamulka Galmudug ayaa bilaabay in mashaariic lagu horumarinayo adeegyada Bulshada in laga hirgeliyo deeggaanno fog oo hoostaga magaalada Cadaado ee...
Munaasabad lagu sagootinayay ciidamada Hiil Walaal ee Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado ayaa si weyn u cambaareeyay weerarkii bahalnimada...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho