Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidankiisu ay baaqi kusii ahaan doonaan Soomaaliya, kadib warar maalmahaan soo baxayay...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Kenya uga qeyb galay baroor diiq loo sameeyay ciidamadii Kenya...
Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa maanta gaaray degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Xildhibaannada waxaa...
Wasiirka cadaalada ee Faransiiska, haweeneyda lagu magacaabo Christiane Taubira, ayaa is casishay kadib muran ka dhashay isbaddal lagu samaynayo Dastuurka,...
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa go'aan kasoo saaray wadatashiga qaran ee doorashooyinka 2016ka dalka ka dhacaya looga arinsanyo. Hadaba go'aanka...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 27-Jan-2016-ka ku qaabilay Xarunta Villa Hargaysa ee Madaxtooyada Soomaaliya Wakiilka...
Taliska ciidanka Militariga qaybta 21-aad ee fadhigoodu yahay magaalada Cadaado ayaa maanta waxaa la soo gaarsiiyay dawadii ugu horaysay...
Guddoomiyaha Guddiga adeega bulashada ee Baarlamaanka Soomaaliya Dr Cismaan Maxamuud Dufle iyo xubno ka tirsan Guddiga ayaa maanta booqday bukaanada...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa markii ay soo gaareen garoonka diyaardaha...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yaalanaya xarunta golaha shacabka kana doodaya labo hindise sharciyeed. Maxamed Cumar Maxamuud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho