Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug inay tixgaliyaan heshiiskii laga gaaray colaaddii magaalada Gaalkacyo, oo...
Madaxweynaha Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay...
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN DALADA HAWEENKA HORUMARINTA SAXAAFADA SOOMAALIYA ayaa uga tacsiyeeyay Dhamaan bahda saxaafada gaar ahaan eheladi...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahan booqasho ku marayay Magaalooyin ka tirsan Mareykanka ayaa...
Wafdiga uu hogaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray dalka Koonfur Africa oo uu...
Allaha u naxariistee Wariye Hiniya Xaaji Maxamed oo ka mid eheyd shaqaalaha Warbaahinta Dowladda oo shalay ugu geeriyootay dhaawac ka...
04 December 2015 - Agaasimaha Qorsheynta & Xiriirka Caalmiga ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Nasser Hassan Hussein oo...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee sida tooska ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay Xiisadihii...
Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay ku sugan yihiin guddiga waawaanta halkaasi ka waday oo uu horkacaya...
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay maalgashiga wadamada Qaarada Africa oo ay ka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho