Qunsulka guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Saudi Arabia Mudane, Siyaad Maxamuud Shire ayaa maanta...
Dood cilmiyeedan ayaa waxaa ka soo qeebgalay madaxda Safaaradda uguna horeeyo Lataliyaha koowaad ee Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Ibraagim...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan uu shir guddoominayay...
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ee maalmahaan booqashada shaqo ku joogay dalka...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan degdeg ah kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyskii , eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed, geeridii ku...
Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa uga tacsiyeeyay ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladi iyo asxaabtii...
Tababarkaan loo soo xiray Shaqaalaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Soomaaliya ayaa ku saabsanaa Bad-baadinta Carruurta iyo ka...
Alle Ha u naxariisto, Hindiyo Xaaji Maxamed oo ka tirsanayd shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Radio Muqdisho iyo SNTV, ayaa...
Kulankancaalamiga ah ayaa maanta oo kale lagu qabtaa dacallada Aduunka taasoo loogu muujinaayo niyad wanaag dadka baahiyaha gaarka ah leh,...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho