Barnamijka Falanqaynta Ciyaaraha oo ka mid ah, Barnamijyada todobaaddkiiba mar ka baxa Radio Muqdisho Coddka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaanu todobaadkan, waxaan...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saakay Xaafadda Wadajir ee Magalaada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug kaga qayb...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u jooga...
Xaflad ay soo agaasimeen maamulka jaamacadda Jamhuuriya University laguna soo bandhigayay waxqabadka ardayda jaamacadda Jamhuuriya islamarkaana lagu dooranayay gudoomiyaha urureka...
Madaxweynaha China Xi Jinping ayaa sheegay in dhaqaale gaaraya 60 bilyan oo doollar uu ku bixinayo horumarinta ganacsiga qaaradda Afrika....
Wasiirka difaaca ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Abaanduulaha Ciidanka xoogga iyo...
Johannesburg, 5 December, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulankii gaarka ahaa ee...
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya waxaa uu ganacsatada Soomaaliyeed halkan ugu soo bandhigayaa qalab uu u baahan yahay in loo soo...
Wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul wasaaraha oo ay wehliyaan Madaxwayneyaasha Maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland oo ku sugan Koonfurta magaaladda Gaalkacyo...
Mogadishu, 05 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho