Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda...
Ururka Dhagoolayaasha Soomaaliyeed ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano “SONAD” ayaa 21-ka bishaan qabtay dabaal degga todobaadka Dhagoolayaasha...
Kulan ballaaran oo looga hadlay hannaanka Caddaaladda iyo garsoorka ee maamulka Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka...
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa qabtay kulan looga hadlayay dowrka bulshadu ay ku leedahay sugidda ammaanka, kaas oo ka dhacay...
Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Kay ayaa soo dhaweeyay shirkii shalay lagu...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayur “Maareeye” ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee caawa...
WAR-MURTIYEED Daahfurka Madasha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Doorashada Sanadka 2016 Muqdisho 19-21-September 2015. Kulankaas oo ay isagu yimaadeen Madaxwaynaha Jamhuuriyadda...
Qaraxa ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaweyd fiid nimadii caawa ah ka...
Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Tababar u furtay Beeralay ka socotay 16 Tuulo oo ku talla Gobolka Shabeellaha...
Munasabadaan oo ahayd mid lagu xusayey maalinta Nabad Adduunka ee 21 September ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho, waxaana ka...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho