Madaxweyanaha Dowladd goboleed Puntland ayaa sheegay in maamulkiisu uu aqbalay qodobadii uu u soo jeediyay Raisul wasaaraha Soomaaliya oo ay ka...
Ciidamada xooga dalka Soomaaliyed oo kaa shanaya kuwa AMISOM ayaa howlgalo ka sameeyeen duleedka degmada Baraawe ay kula wareegeen deegaanno...
Hay’adda Culimada Soomaaliya ayaa markale ku baaqday in si degdeg ah maamulada Galmudg iyo Puntland ay xal uga gaaraan dagaaladii...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo ee dirirtu u...
Tababar heer Caalami ah oo kubada Lalisla oo ay ka qeyb qaadanayeen 18 macalin oo xirfada macalinimo la barayay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Cadaado, waxa...
Munaasabad balaaran oo loogu Baroordiiqayay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Danjire Cabdulaahi Xasan Maxamuud ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyadda...
Warbixin uu soo saaray xafiiska Isku duwidda arrimaha bini’aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa lagu sheegay in xaalad bani’aadannimo...
Kulan wadatashi ah oo qayb ka ah kulamada looga hadlaayay arrimaha shaqaalaha Soomaaliyeed ee dhinaca dastuurka si loo caddeeyo Xuquuqaha...
Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha wasiirka wsaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka ayaa kulan looga hadlayay ka hortagga xad...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho