R/wasaare ku xigeenka dalka, wasiirka warfaafinta, xildhibaanno siyaasiyiin iyo ergooyin ka socday gobollada waqooyi ee dalka, ayaa ka qeybgalay kulan...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Diblumaasyiyiinta ka howlgasha Safaaradda,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdusalaam Hadliye Cumer , Wasiiru dowlaha Khaled Omar Ali,...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah u furay istuudiye casri...
Muqdisho, 22 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi diray shacabka ,qoyska iyo eheladii uu...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay maamullada Puntland iyo Gal-mudug in ay si deg deg ah u...
Madaxweynaha Jamhuuriyaa Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ay go’aan ka gaari doonaan...
Shirka Wadatashiga qabyo qoraalka Hindise Sharciyeedka xisbiyada siyaasadeed ee dalka ayaa lagu wada in maanta uu galo nmaaliniisa labaad, kaasi...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shegay inay bilaabayaan howlgallo lagula dagaalamayo maeleshiyaadka Al-Shabaab, si looga saaro guud ahaan deegaannada maamulka Galmudug,...
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga furtay shir looga hadlayay hindise...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho