Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ay wehliyaan teliye ku-xigeenka labaad ee ciidanka booliska iyo...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay soo dhaweyneyso hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gubdineynaa qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan wadahadal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, xubno ka...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa maanta amar ku bixiyay in si deg deg ah ay u...
Kulankan Wadatashiga ah ee maanta ay isugu yimaadeen guddiga Madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo qeybaha kala duwan ee Ururada Bulshada...
Muqdisho, 12 September 2015: Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey sannadguuradii 3aad ee ka soo wareegtey markii xilka madaxtinimada ee dalka...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Somaaliya mudane Maxamed Aaden “Farkeeti” ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista lagu...
Mogadishu, 12 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, si...
Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday faragelinta iyo xadgudubka YH-da Israa’iil ay kula kacday midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay Keydkii biyaha ay dhigan jireen khawaarijtii laga xoreeyey deegaanka Jilib marka ee...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta qabtay kulan lagu soo bandhigayay Natiijada Qiimeynta iyo Hubinta Hufnaanta Qabashada, Xisaabinta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho