Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye...
Waxaa magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay lagu soo gaba gabeeyay shirka Madasha Wada Tashiga Qaran ee Geeddi Socodka Doorashooyinka...
Dib u Xusuuso muddadii uu ka shaqaynayay Radio Muqdisho Codka Jamhuriyadda Soomaaliya Wariye Axmed Xasan Cawke xili uu aqriyay War...
Guddi is-ku-dhaf ah oo ka kooban xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa maanta u amababxay degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, si...
Alle ha naxariisto, waxaa magaalada Jigjiga ku geeriyooday Wariye Axmed Xasan Cowke oo ka mid ahaa wariyeyaashii ugu caansanaa dalkeenna,...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga...
Alle ha naxariisto, waxaa magaalada Jigjiga ku geeriyooday Wariye Axmed Xasan Cowke oo ka mid ahaa wariyeyaashii ugu caansanaa dalkeena....
Wafdi wasiiro iyo xildhibaano ka kooban oo ka socda dowladda Dhexe oo shalay gaaray magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa magaalada Muqdisho tababar heer caalami ah uga furay macallimiin cusub oo loo tababarayo xirfadda macalinimo ee kubadda...
Kulamada ka tirsan is reebreebka koobka adduunka ee 2018 lagu Wado in lagu qabto dalka Ruushka ayaa kulamo ka tirsan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho